Puntland oo eedeymo cusub u jeedisay Masuuliyiinta dowlada federaalka

Puntland ayaa shaaca ka qaaday in dowladda federaalka ay falal lagu khalkhal gelinayo amniga ka wadi degaanadeeda. Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamed Gallan ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ku howlantahay burburinta nidaamka federaalka, isla markaana ay ku dhaqaalo ku bixinayaan arrintaas. Sidoo kale, Wasiirka ayaa sheegay in dowladda federaalka dhaqaalo badan u adeegsatay sidii loo … Continue reading Puntland oo eedeymo cusub u jeedisay Masuuliyiinta dowlada federaalka